Username Password
   
 
 
 
 
 
 
 
Click to Make Xusuus Your Default Page
 
LATEST HEADLINES IN PICTURES
LATEST NEWS
Arooska Maxamed italy iyo Naciimo xuseen oo hambalyo iyo hees loo diraayo.
Published at: Thu 26 Jan 2012 15: 18: 19
Dhamaan dadka hoos ku Xusan oo isugu jira waalid iyo walaal, ehel iyo asxaab gacal iyo xigtaba oo ku kala nool dunida dacaladeeda waxa ay Tahniyad Aroos ah u dirayaan Mohamed ahmed Abdi (Italy) & Naimo Husein Daud oo Arooskoodu ka dhacay magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Tariikhdu markey aheyd 21/01/2012, waxeynu leenahay isku waara oo ubad kheyr leh kala hela. Aamiin Aamiin» Read More
Hambalyo:Madaxa wararka shabakada xusuus.com oo meherkiisa Muqdisho ka dhacay
Published at: Thu 26 Jan 2012 12: 55: 27
Maamulka iyo howlwadeenada Shabakada xusuus.com waxa ay halkan dhambaal hambalyo ah uga dirayaan Arooska iyo aroosada lamaanaha is doortay ee Shadoor Xaaji Maxameuudiyo Idil Maxamuud Cali xaflada meherkooda iyo aqalgalkooduba ka dhacay Magaalada Muqdisho, taariikhdu 26ka bisha janaayo 2012, gaar ahaan xaafada Buulo xuubeey ee degmada wadajir.» Read More
Madaxda Dowladda oo isu raacay in lala dagaalamo dadka ku jira guryaha Dowladda
Published at: Wed 25 Jan 2012 02: 50: 45
Madaxda dowlada KMG Soomaaliya ayaa kulan ay shalay gelinki danbe ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku go,aamiyeen in dhiig lagu daadiyo guryaha iyo dhismooyinka dowlada ee ay mudada 20-ka sano daganyihiin qaar ka mid ah dadka Muqdisho. » Read More
Bam gacmeed xalay lagu weeraray masjid ku yaala degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir
Published at: Wed 25 Jan 2012 02: 33: 25
Kooxo hubeysan ayaa xalay bambo ku weeraray masaajid ku yaala degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho. » Read More
Maamulka dekadda iyo Wasaarada dekadaha oo khilaaf soo kala dhaxgalay (Waqad Sir ah)
Published at: Wed 25 Jan 2012 02: 24: 59
Warbaahinta ayaa heshay xog ku saabsan qilaaf baahsan oo u dhaxeeya Wasiirka Dakadaha Dowlada KMG Somaliya iyo Maareeyaha Dakada Muqdisho. » Read More
Xildhibaano Abaabul dagaal ka wada gobolada Bay iyo Bakool
Published at: Wed 25 Jan 2012 02: 01: 15
Xildhibaano ka tirsan dowlada KMG Soomalaiya sheegay in ay ka wadaan dhaq dhaqaaq dagaal gobolada Bay iyo Bakool halkaas oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Al Shabab. » Read More
ALSO IN THE NEWS
XUSUUS TV
 
 
XULASHADA
ENGLISH & SWEDISH NEWS
 
 
 
© Copy Right 2009 - 2012 Xusuus.com | All Rights Reserved - Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.
Top Of Page