Click to Make Xusuus Your Default Page
 
LATEST HEADLINES IN PICTURES
LATEST NEWS
Xulka Somalia ee 17-jirada oo dalka Masar ku gooyey , Hotelki ay daganayeen oo haawanaya
Published at: Wed 08 Sep 2010 10: 10: 34
Ciyaartooydi xulka 17-jirada Soomaaliya ayaa ku gooyey magaalada Qahira oo ay u tageen todobaadki hore cayaar caalami ah.» Read More
Weerar xalay lagu qaaday gudoomiyaha Guriceel ee Ahlusunah
Published at: Wed 08 Sep 2010 04: 15: 36
Bamboohyin ayaa xalay lagu weeraray guriga Cismaan Ciise Taardhuleed oo ah gudoomiyaha Ahlusunah ee Guriceel» Read More
Fu'aad Shangole oo shaaciyey in ay mar kale dhiig ku daadin doonaan Magaalada Kambaala
Published at: Wed 08 Sep 2010 02: 11: 28
Dowladda Uganda oo dhowaan ballan qaaday in ay ciidamo gaaraya 10-kun askari u soo direyso Soomaaliya ayaa waxaa arrintaasi ka xumaaday jawaabna ka bixiyay Hoggaamiye katirsan Ururka Alshabaab.» Read More
Dowladda iyo Alshabaab, oo sedex todobaad ka dib aan horumar ka sameyn dagaalada Muqdisho
Published at: Wed 08 Sep 2010 02: 08: 10
Dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab ayaa siyaabo kala duwan guula uga sheegtay dagaaladii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Magaalada Muqdisho ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dadka rayidka ah.» Read More
Ogeysiis, dabaaldega ciida iyo Magaalada Söderhamn, goobta iyo goorta?
Published at: Tue 07 Sep 2010 18: 41: 42
Dhamaan Dadweynaha Degan Gobalka Gävleborg gaar ahaan Nawaaxiga Magaalada Söderhamn waxaa lagu wargeliniyaa In Jaaliyadaha Magaalada Söderhamn aay qaban qaabinayaan Munaasabad loogu magaca daray Habeenka Ciida kana dhici doonta Magaalada Söderhamn , » Read More
ISKAABULADA IYO AROOSYADA MUQDISHA MAXAA KALA HEYSTA Q/3aad
Published at: Tue 07 Sep 2010 16: 13: 05
Marka aan taariikh-da ismaaciil iskaabulo intaa uga harno, Qof waliba oo alla u Dhaliyay aqli fayoow iyo maskax garaad leh, waxa uu dareemi karaa (SIDA FARAHA U SINEYN INUU BINI AADAMKANA U SINEYN)» Read More
 
 
 
 
ALSO IN THE NEWS
XUSUUS TV
 
 
XULAHSADA
NEWS IN ENGLISH
 
 
 
© Copy Right 2009 - 2010 Xusuus.com | All Rights Reserved - Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.
Top Of Page