Click to Make Xusuus Your Default Page
 
 
Taliyihi maleeshiyada Xisbul islaam ee G/Banaadir Barre Cali Barre oo goor dhaw la khaarijiyey
This article was Published at: 09-03-2010 and has been viewed 442 times
Warar goor dhaw na soo gaaray ayaa sheegya in dabley loo maleeyey iney yihiin amniyaatka r Shabaab ayaa khaarijiyey taliyihi maleeshiyadi xisbul islaam ee G/Banaadir Barre Cali Barre.

Dilka Barre Cali B arre waxaa geystay wiilal wajiyada soo xirtay oo uga horyimid sarkaalkan wado marta bartamaha S/Bakaaraha.

Dilka Barre waxaa uu cirka ku sii tolayaa ugaarsiga ka dhexeeyey maalmahan Shabaab iyo Xisbul islaam .

Barre Cali Barre waxaa uu ka soo jeeday G/J/Hoose.

La soco wixi ku soo kordha

 
 
 
 
 
 
© Copy Right 2009 - 2010 Xusuus.com | All Rights Reserved - Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.
Top Of Page