Click to Make Xusuus Your Default Page
 
 
Arooska iyo Aroosada Shaataxeey iyo Yaasmiin oo tahniyad qaali loo dirayo. Hambalyo
This article was Published at: 10-03-2010 and has been viewed 263 times
Reer Ibraahim Rooble iyo Reer Abuukar shiikh waxa ay ku faraxsan yihiin meherka iyo aqal galka Lamaanaha is doortay, waxaana dadka sida gaarka ah tahniyad u dirayo ay kala yihiin.

1:aabe ibraahim rooble
2:hooyo khadiijo axmed shiiq
3: qaali ibraahim rooble iyo caruurteda
4: ruqiya ibraahim rooble iyo caruurteda
5: safiyo ibraahim roble iyo caruurteda
6: bashir ibraahim rooble (bashka)
7: maxamed ibraahim rooble (nuurka)
8: c/qaadir ibraahim rooble (baadha)
10: cumar ibrahim rooble
11: abuukar ibarhim roble (arsenal)
12: cali ibrahim rooble (cali huutaan)
13: ismaan ibrahim rooble (warshiiq)
14: xaawa ibrahim rooble
15: bahja ibrahim rooble (umu asma)
16: jiijo muuse axmed (jiisharmaa)
17: eedo aamino cali maalin
18: aayo xaawa axmed shiiq
19: abti muuse axmed shiiq
20: abti cali axmed shiiq
21: faayarey abukar shiiq iyo caruurteda
22: ilhaan abuukar shiiq
 23: safiyo cumar cali (safiyo codka)
24. aayo madoow axmed shiiq
25: cali deeko kumburaale iyo xaaskisa
26: amaal seylax maxamed
27: qadro abukar xasan
28: ismahaan maxamed cali
29: maryan abukar xasan
30: ismahaan xundubey
31: c/risaaq axmed gacal
32. asma muuse cali
33: saalax cali xuseen
34: muuse cali maxamed
35. xaawo xuseen carab
 
dhamaan dadkaasi waxay tahniyad aroos u dirayaan  arooska c/laahi ibraahim  rooble oo ku magac dheer (shaataxeey)
iyo aroosada yaasmiin abuukar shiiq cali  (yaaska) oo dhawaan meherkoodu ka dhacay magalada muqdisho  gaar ahan xafada shibis waxan leenahay arooski lagu nastee lagu naagado ilaah ha ka dhigo kuwii ubad qeyr qaba kala helo alaha ka dhigo      aamin    aamin   aamin

SIDOO KALE WAXAA TAHNIYAD KAL IYO LAAB AH DIRAYO MAAMULKA IYO HOWLWADEENADA SHABAKADA XUSUUS.COM, ABDIRAHMAN HUDEYFI IYO HASSAN ALI GESEY, WAXA  AYNA LEEYIHIIN NOQDA REERKII  ISKU WAARO WADA JIREE NABAD GALO

Email:xusuusnews@gmail.com
www.xusuus.com

 
 
 
 
 
 
© Copy Right 2009 - 2010 Xusuus.com | All Rights Reserved - Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.
Top Of Page