Click to Make Xusuus Your Default Page
 
 
Ma dooneysaa in aad isku dayeyso wadanka jarmalka adiga oo la kulamyo dhaqaatiir caalami ah.
This article was Published at: 28-10-2009 and has been viewed 1861 times
Bishaaro bishaaro Bishaaro.

Dhamaan dadweynaha soomaaliyeed ee ku nool dunida dacaladeeda waxaa loogu bishaareynayaa in la dardar galiyey dhamaan adeegyadii caafimaad eeDanyar Daryeel service , oo an in laguug daweeyo gudaha wadanka Jaramlka oo ah wadanka ugu horeeyo dhinaca caafimaadka.

Waxaa Hubaal ah inuu Dalka Jarmalku yahay kan ugu sareeya Xagga daaweynta Adduunka waxaadna Ka heleeysaa Takhaatiir khibrad leh adeegyada caafimaad mudana ku soo jireen caawinta dadka xanuunsan ee howlaha caadimaad u yimaado 

Waxaana Diyaar ula nahay qaasatan Dadka Ka imaanaya Dibadda  Fiisooyin Caafimaad hadday awood u leeyihiin Qarashka Ku baxayana  Tusin karaan Wakiilada Jarmalka ee bixiya Fiisooyinka sida Konsulatyada  Caddeyn muujinaysa in Qofkii  bogsooda oo Caafimaada ku laabanayo. 
Waxaan kuu qaban doonaa Balamada Takhaatiirta markaa Cid waliba Cudurkiisa Takhtarkii Ku Taqasusey. 

In Lagaa Soo doono Garoonka Diyaaradaha ama meelaha ay Tareenada  ku Soo xirtaan ee Magaaladan Frankfurt Germany . 

In loo diyaariyo Hoygii uu Ku  degi lahaa mudada howlaha caafimaad u socdaan  .  in loogu turjumo Takhaatirta Afka Jarmalka. 

Waxaana intaa iyo ka badan diyaar la ah Turjubaano Afka si wanaagsan u yaqaa  Mudana Ka soo shaqeeyey Arimaha Caafimaadka.. 

Waxii faahfaahin ah oo intaas dheer kala xiriir Xafiiska.

Danyar Daryeel Service 
Jahn Str 27 
63075 Offenbach  (Frankfurt) 

Germany 

Office Telka oo ah Lined line +49 69 25538986
Fax    +   49  69 26957820 
E-Mail daryeelservice@gmail.com
http://www.daryeels.com/
 

 
 
 
 
 
© Copy Right 2009 - 2010 Xusuus.com | All Rights Reserved - Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.
Top Of Page