Dooxada Arabsiiye iyo Boqorada Caashaqa Maxaa kala heysta xiliga roobka?
Sida Aad la socotaanba Magaalada Arabsiyo waa Magaalo ku taala Galbeedka Magaalada Hargeisa qiyaastiina u jirtaa ilaa 32 km, kana Tirsan Gobolka Gabiley, Waa magaalo ka mid ah Magaalooyinka loo Dalxiiska Tago Somaliland wakhtiyada Aroosyadu todoba baxayaan, Wakhtiyada Xagaaga iyo wakhtiyada Nafta loo raaxaynayo, waxa ku yaala beero waawayn oo loo dalxiis tago iyo qaar khudaarta dalka laga soo guro wakhtiyada Gu,ga.... - 20 Mar 2010 |
|
Buun Buuninta Xizbiga Ahlu Sunna Waa marin habaabin Hor leh FAALO
Heshiiska Ahlu Sunna iyo Doowlada waa Marin Habaabin Hor leh
Dhagaha Shacabka Soomaali waxaa Daaliyay in Maalin kasta la Maqashiiyo Buunbuunin Xizbi ama Urur Cusub, ayadoo loo Muujiyo in Kooxdan kaliya ay tahay tan Xal ka keeni doonta Dhibaatada Gaamurtay ee Wadanka Soomaliya!!.... - 19 Mar 2010 |
|
DEKADA MUQDISHO SHALAY IYO MAANTA !(Warbixin sawira wadata)
Dekedda Muqdisho oo ah Dekedda ugu weyn uguna tacab dhalin badan Dekedaha Soomaaliyeed waxaa la furay sanadkii 1977 ayadoo arrimaha Dekedda Muqdisho ay soo bilowdeen sanadkii 1964 una soo jiitameysay sababo kala duwan oo ay ugu horeysay midda Maalgelinta.... - 05 Feb 2010 |
|
SHACABKII SOOMAALIYEED AFKUU FURTAYE, CADOWGII UMADDA MA QUUSTEY? By Wariye Lajecloow
Waxay ahayd wax aad looga naxo, lama filaana ku noqotay dhegaha iyo maskaxda bulshaweynta soomaaliyeed iyo tan caalamka ah markii la maqlay war dhiilo leh, kaasi oo sheegaya in la isku qarxiyey goob ku taala hoteel shaamo ee magaalada muqdisho, oo ay ka socotay xaflad si heer sare ah losoo agaasimey oo arday jaamacadeed lagu siinayey shahadooyinkoodii, iyaga oo soo gaba gabeeyey waxbarasho muddo qaadatey oo cilmiga caafimaadka lagu baranayey.... - 07 Dec 2009 |
|
MARTI EDEB AYAA LAGU YAQAAN MUDULOODNA MARTI SOOR!!! Jawaab kulul.
Waxaa waayahaan batay dad Xoogaa Howl la’aan ku qabatay Qurbo joognimada, taasoo sababtay in ay meherado raadsadaan xataa hadii aysan aqoon u laheyn, sida in Cadde Amiin oo kale isku dayo inuu Saxaafada dhex dabaasho Taariiqdana ka hadlo ayadoo qoritaanka afka Soomligaba uusan weli si wanaasan u baran, soow ma oga cadde in qoritaanka ka hor loo baahan yahay inaad qoraalka barato?!... - 26 Oct 2009 |
|
ALSHABAAB: LABEYKA YAA USAAMA..! maxaa dunida laga yiri?
Maalintii Axadda ayay kooxda Alshabaab qeybiyeen cajalad muuqaal ah oo ay ku soo duubeen bandhig ay isku sameeyeen kooxdooda oo dagaallo iyo tababarro ku jirta, waxayna ahayd hadiyad ay bixiyeen kuna muujiyeen inay hoos tagaan Usaama Bin laaden... - 22 Sep 2009 |
|
MURUSADE: BEEL KU FIICAN AFKU DIRIRKA IYO AFHAYEENNIMADA!!!
Afhayeenada dowladda KMG codkeeda ku hadla iyo kuwa u hadla kooxaha ka soo horjeeda ee dagaalka afka ahi ka dhaxeeyo waxay ka mid yihiin awoodaha loolanka siyaasadeed iyo diimeed ee dalka ka socda, waxaana dhowaanahan la hadal hayay sida ay u dhacday in dhammaan afmaalyadaasi ay noqdaan kuwo ka soo jeeda ama ku abtirsada beel kaliya oo ka mida kuwa dega Koonfurta Soomaaliya.
... - 06 Sep 2009 |
|
SHEEKH XASAN DAAHIR: Ma Alshabaab ayuu raaci doonaa mise Shariifka?!
Xasan Daahir Aweys hogaamiyaha Xisbul Islaam ahna guddoomiyaha ururkii dib u xoreynta garabkii Asmara ee meesha ka baxay iyo Sheekha ruuxiga ah ee ururka Alshabaab kuna jira liiska argagixisada ee Mareykanka ayaa la sheegay inay xilligan heysato xaalad adag oo laba darran mid dooro ah.... - 06 Sep 2009 |
|
Macnaa iiga Baxay Hadalka Axmed Godane ama Abuu Zubeyr!, Qormo gaaban.
Axmed Godane oo ah Hogaamiyaha Kooxda hubeysan ee Alshabaab hase yeeshee loogu yeero Shiikh Mukhtaar Abuu Zubeyr codkii Idaacadaha Muqdisho uu ka baahiyey ee uu kaga hadlayey Arimaha Somali-land ayaa waxaa iiga baxay qodobo dhowr ah oo maankeyg ku soo noqnoqday su’aal iyo jawaabahooda.
... - 03 Sep 2009 |
|
|