Click to Make Xusuus Your Default Page
 
 
Xulka Somalia ee 17-jirada oo dalka Masar ku gooyey , Hotelki ay daganayeen oo haawanaya
Ciyaartooydi xulka 17-jirada Soomaaliya ayaa ku gooyey magaalada Qahira oo ay u tageen todobaadki hore cayaar caalami ah.... -
08 Sep 2010
Weerar xalay lagu qaaday gudoomiyaha Guriceel ee Ahlusunah
Bamboohyin ayaa xalay lagu weeraray guriga Cismaan Ciise Taardhuleed oo ah gudoomiyaha Ahlusunah ee Guriceel... -
08 Sep 2010
Fu'aad Shangole oo shaaciyey in ay mar kale dhiig ku daadin doonaan Magaalada Kambaala
Dowladda Uganda oo dhowaan ballan qaaday in ay ciidamo gaaraya 10-kun askari u soo direyso Soomaaliya ayaa waxaa arrintaasi ka xumaaday jawaabna ka bixiyay Hoggaamiye katirsan Ururka Alshabaab.... -
08 Sep 2010
Dowladda iyo Alshabaab, oo sedex todobaad ka dib aan horumar ka sameyn dagaalada Muqdisho
Dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab ayaa siyaabo kala duwan guula uga sheegtay dagaaladii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Magaalada Muqdisho ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dadka rayidka ah.... -
08 Sep 2010
Ogeysiis, dabaaldega ciida iyo Magaalada Söderhamn, goobta iyo goorta?
Dhamaan Dadweynaha Degan Gobalka Gävleborg gaar ahaan Nawaaxiga Magaalada Söderhamn waxaa lagu wargeliniyaa In Jaaliyadaha Magaalada Söderhamn aay qaban qaabinayaan Munaasabad loogu magaca daray Habeenka Ciida kana dhici doonta Magaalada Söderhamn , ... -
07 Sep 2010
ISKAABULADA IYO AROOSYADA MUQDISHA MAXAA KALA HEYSTA Q/3aad
Marka aan taariikh-da ismaaciil iskaabulo intaa uga harno, Qof waliba oo alla u Dhaliyay aqli fayoow iyo maskax garaad leh, waxa uu dareemi karaa (SIDA FARAHA U SINEYN INUU BINI AADAMKANA U SINEYN)... -
07 Sep 2010
RAALIGALIN IYO WAR SUGAN OO LA XIRIIRA BAASABOORKA SOOMAALIGA IYO GO'AANKA SWEDEN.
Jahawareer xoog leh ayey kala kulmeen warar is khilaafsan oo shabakada xusuus.com lagu daabacay shalay iyo maanta kaas oo la xiriiray go'aanka ka soo baxay Waaxda Socdaalka ee Dalka Sweden, waxaana ka raali galineynaa akhristayaasheena wararka is burinayey ee soo baxay LAAKIIN WARKA RUNTIISA HADA AYAANU HELNAY!.... -
06 Sep 2010
Bandhig faneed loogu talagalay damashaadka Ciida oo magaalada Nairobi si weyn loogu diyaargaroobay.
Bandhig faneed xiisa leh oo loogu talagalay habeenka ciida iyo damaashaadka Soomaalida Nairobi ayaa habeenka Ciida lagu qaban doonaa City Hall ee townka Nairobi. ... -
06 Sep 2010
UNDP , Cumar C.rashiid iyo Madoobe Nunow oo Nairobi ka xoojinaya ololaha dastuurka qabyada ah
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya jooga xubna fara badan oo ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo loo tirinayo iney yihiin u ololeeyayaasha dastuurka cusub sidii uu u dhaqan gali lahaa.... -
06 Sep 2010
Madaxweyne Shariif oo seefta xil ka qaadista dul dhigay Taliyayaasha ciidamada iyo maareyaha dekeda
Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed ayaa seefta xil ka qaadista dul dhigay taliyaha ciidamada xooga Jenral kaahiye , taliyaha booliska cali Madoobe iyo maareye xasan Dheere... -
06 Sep 2010
Muqdisho oo looga diyaargaroobay Ciidul-Fidriga si taxadar ku jiro
Diyaargarowga Ciida soonfur ayaa siweyn looga dareemayaa gudaha magaalada Muqdisho maanta xili xaalada magaaalda ay saaka dagantahay.... -
06 Sep 2010
Hogaan cusub oo Hawiye ah oo Muqdisho looga dhawaaqay
Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka dhacay kulan weyne ay yeesheen waxgarad tiradoodu gaareyso 300-xubnood kuwaasi ka wada tirsan beelaha Hawiye, ayaa doortay Guddoomiye u doortay Ciise Axmed Dalabey (Ciise Dheere) oo ka mid ahaa odayaasha beelaha Hawiye kuwooda ugu magaca dheer, isla markaana hoggaaminaya Golaha Guurtida beelaha Hawiye. ... -
06 Sep 2010
Ma dhabbaa codka laga duubay wiil uu dhalay Shiikh cumar Faaruuq oo ku cudur daarayo Fatwadii aabihii ?
Wiil uu dhalay Shiikh Cumar Faaruuq oo ah caalim weyn oo laguna qiimeeyo heerka uu culuumta diinta islaamka ka gaaray ayaa waxaa codkiisa laga baahiyey mid ka mid ah idaacadaha Soomaaliya, waxaana wiilkaan lagu magacaabaa Tafsiir Shiikh Cumar Faaruuq. ... -
06 Sep 2010
Caruurta Muqdisho ee baaruuda ku ciyaaraya ciida iyo feejignaanta sare ee Ciidamada ?Maqaal dhab ka hadal ah
Sanad walbo marka la gaaro dhamaatka bisha Ramadaan waxaa suuqyada Magaalada Muqdisho lasoo camiraa Allaabo loogu talagalay in ay ku cayaaraan caruurta, Allaabadasi ayaa isugu jira kuwo dhibaato u keena iyo kuwo iska caadi ah. ... -
05 Sep 2010
Ramadan cup in Gothenborg iyo semifinalka qeybtiisa hore oo la soo xiray.
Waxaa maalintii shalay aheyd la ciyaaray qeybtii ugu horeysay ee semifinalka ciyaaraha ramadaanka ee ka socda magaalada Gothenborg Sweden, ciyaartu waxeey u dhaxeysan labada kooxood ee Somali sk iyo Bakaal FC.... -
05 Sep 2010
"Waa dayac tiri doonaa xrunta wasaarada gaadiidka dadka dagana dib u dajinaa loo sameyn doonaa"Agaasime Dhagaxtur
Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka Max’ed Cismaan Cali Dhagaxtuur, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wasaarada uu agaasimaha ka yahay ay dib u dagi doonto xarunti ay laheyd , waxaana uu sheegay in ay jiraan dad barakacayaal ah oo aad u badan oo dagan dhismaha wasaaradda, wuxuuna ballaan qaaday in dadkaas loo sameyn doono dib u dajin.... -
04 Sep 2010
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131  Next
 
 
 
 
 
© Copy Right 2009 - 2010 Xusuus.com | All Rights Reserved - Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.
Top Of Page