Waax Wayn iyo Waadi oow dagyaa, ismana Waayo Wiil Abgaal. (By: Fadumo Qoorweyne)
waxaa la daabacay Waxaa sharaf iyo reyn reyn ii ah in aan u diro Hambalyo iyo Bogaadin Jaaliyadda Muddullood ee deggan Uk ee ku talaabsatay in ay sameeyaan hordhac lagu dhisaayo Dawlad Goboleed oon qayb ka noqonno haddaan nahay Beel waynta Muddulood hannaanka Federaaliga ah oo soomaalida badankeed ay door bideen.... - 24 Jun 2010 |
|
Booqashadii uu Mareykanka ku tagey Maamulaha Danyar Daryeel Medical Services. Dr. Ibrahim Cali Xasan Daawo Sawirada
Maamulaha Danyar Daryeel Medical Services Dr. Ibrahim Cali Xasan waxaa uu booqdey dhawaan Magaalooyinka waaweyn ee Mareykanka oo ay ka mid ka yihiin New York, Washington DC, Virginia, Nord Chlorine (Charlotte), Minneapolis, iyo Rochester (Minnesota), Columbus (Ohio), Philadelphia, waxaana uu warbixino ka siiyey hawsha uu qabto Soomaalida ku nool Magaalooyinkaas. waxaa kaloo uu qaasatan Magaalada ay aadka ugu badan yihiin Soomaalida Qurbaha ku nool ee Minneapolis uu ka siiyey Soomaali badan wacyi gelin xagga Caafimaadka ah. Taasoo ay suurta geliyeen markaz Abuubakar Saddiq iyo Idaacadaha leyska arko ee Magaalada Minneapolis
... - 25 May 2010 |
|
Gabar Soomaaliyeed oo Fariid ah hadii aad daawato filmkeeda qosolka kaa dhameyn doonto,
Waxa ay ku nooshaay dalka Mareykanka waana gabar qosol mar kasta soo saarto muuqaalo qosol badan, waxba yaanana sidaas uga faaloonine idinka ayaa arki doono, sida ay wax u soo bandhigeyso, erayada ay adeegsaneyso iyo qaabkeedaba.
Hadaba Daawasha Wacan, hadii aad fariin u heysana gabadhan oo lagu magacaabo Muxubo Saciid, waad soo gudbin kartaa, si aad ula qeybsato talo iyo tusaale.... - 01 May 2010 |
|
Hadaad tahay Xaas ama Marwo wanaagsan! Ma leedahay Astaamahan soo socdo? Qormo xiiso leh.
Had iyo jeer waxay dadku faaleeyaan, oo ay ka sheekeeyaan gabadha Marwada ah. Hadaba gabadha marwada ahi waa tee? hadaad waydiiso dadka oo aad u kuurgasho, qof waliba si gaar ah ayuu u qeexaa oo ay ula muuqata xaaska wanaagsan ee marwada ahi. Laakiin hadana waxa jirta dhawr arrimood oo ay dadku ka siman yihiin oo lagu sifeeyo xaaska marwada ah ama hawl karka ah ee qoyskeeda ku filan. ... - 14 Apr 2010 |
|
Al-Shabaab: Owlaada Usama Bin Laden Qalinkii Cali Muxudiin
Curashadii Dowladdii Kacaankii Maxamed Siyaad Barre ka hor waxaa dalka ka jiray Ururo Islaamiyiin ah oo ku xernaa Culumo Carbeed, dhaqaalena ka heli jireen, hase ahaatee Kacaankii Oktoobar markii uu dalka ka curtay waxaa gebi ahaanba la mamnuucay oo albaabada la isugu dhuftay asxaabtii Islaamiyiinta ee dalka ka jirtay, kuwaasi oo fursad u heli waayay in ay faafiyaan hadafkooda.... - 08 Apr 2010 |
|
Mickael Jackson Oo Heesaya Isagoo Dhintay Si Uu Amaah Iskaga Bixiyo
Fanaankii weynaa ee Michael Jackson ayaa dhintay isagoo lagu leeyahay deyn farbadan oo is dul fuushay taas oo keentay inuu iibiyo shirkado uu lahaa xiligii uu noolaa si,uu isaga bixiyo deyntaa.iyadoo Mickael Jackson uu sheegay inuu sameynayo Show uu kusoo bandhigayo heeso cusub laakiin uu ka hor dhintay,... - 20 Mar 2010 |
|
|